Sunday February 13, 2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
 
COMMENTS (6)
Fartun says:
Tuesday, February 07, 2012 at 17:59:12

walaal safi adiga illah u soo noqo qof muslim ah in aad wax ka,sheegto ma, ahan iskama daaye sheekh caalin ah adiga uun ha,danbaabin culumadeena waxaba ka,ma qaadi kartee adiga iyo waxa kula fikrad ah, culumadeena meel walba oo ay joogaan allaha dhowro amiin waan ku nuursana cilmiga ay noo barteen cadawgooda hoose allaha galiyo amiin
Omar haji says:
Tuesday, July 05, 2011 at 01:46:42

asalaamu aleykum salaan kadib waxaan leeyahey gabadha maqaalka hoose qortey ee culumada ilaahey cilmika siiyey ku xanbaartey in ee kaala raacyoyihiin ama kuwa gaalada u adeega yihiin ilaahey uka baq naftaada afkaakana haku keensan ciqaab ilaahey waayo culumada hilibkooda oo lacuno ciqaabo ilaahey ayaa laka qaadaa qofka culumada ah waa qof diintii xanbaarey ee ilaahey ka baq gabaryahey yaana laku qaldin salaam
Fatma says:
Sunday, May 08, 2011 at 15:28:35

Am so glad to be a follower of such great sheikh. Sheikh Ali Nur Elmi is one of Islams greatest living sholar. An extremely well-known and well-respected scholar, he is considered a scholars scholar since many of his students are actually considered sheikhs in their own right. May allah bless him and take care of him.
Fartun says:
Tuesday, April 19, 2011 at 11:52:36

illaahii ku uuntay kabaq safiya culumadeenii waa kuwaana culumo kalena maan lihin ee culumadeena farah kaqaad eedo
Fardowsa adan says:
Tuesday, April 19, 2011 at 03:33:00

dadka meesha wax ku qoraayow ilaahay kabaqa oo culimada faka haalaga ilaalso. ilaahay majeclaado dadaka culimadiis afka ku daagdaago. shiehk cali cilmi nuur waa shiekh wayn oo manshaa Allah ah. cilmiga ka qaada ilaahay baray waad ne ku liimaanaysiineh.
Safi says:
Saturday, April 09, 2011 at 15:25:14

hadii ey kuwani culima yihiin alle hauga baqeen kaalmeysiga gaalada iyo diin ladirika ey wadaan iyo in ey gabdhaha muxajbaadka ah ka qaadaan niqaabka sidaasi oo layeelaa mahan iskacelinta alshabaab ee alle haka baqeen rag iska celi dartood ha ugu dhiiranina wax keenaya in aad alle ka fogaataan by safi
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan