Home
About Us
Wararka
Duruus
English News
Baro Culimada
Muuqaallo
Radio Mustaqiim
Contact Us
Quraan
Tafsiir
Kutub
Arbaciin nawawi sheekh cabdifitax cabdirishid
khulaasatu nuurul yaqiin. sh maxamad wali
Cumdatu saalik Sheekh Omar Haaji Ahmad Sagal
Abuu Shujaac Sheekh Cumar Xaaji Sagal
Caqiidatul Dhaxaawiyah Sheekh Deeq
Caqiidatul cawaam. Sheekh Deeq
Kitaabka Huwa Laahu
Barnaamijka Axkaamul Tajwiid
كشف اللثام عن الحقيقة المتل
Muxaadaro
Siiro
Naxwe
Manaaqib
SHEEKH C/RISAAQ YUUSUF AADAN
Thursday January 01, 1970
TWITTER
FACEBOOK
PRINT THIS PAGE
SEND TO YOUR FRIEND
COMMENTS (9)
Amatulaahi
says:
Wednesday, December 07, 2011 at 20:32:50
ASC WR Salan ka dib sheikh cabdirisak Alaha ku xafido wad dalaalka aad wadid ee ka hadalka xaqa, Alaha idinku guuleeyo cadeenta xaga.
Fahma tahliil warsame
says:
Wednesday, December 07, 2011 at 10:21:57
asalamu calaykum.waxan ahay gabar somaliyed oo kunool boosaso wxaan aad ujeclahay culumada ahlusuna waljamaaca melkasta oo ay joogaa sida mashaa iqdayda oo kala ah sh.c/risaaq yuusuf aadan sh.maxamed shaakir cali xassan, sh.maxamud m.xassan,sh.abuukar xassn malim,sh.isxaaq,anigoo dhamaantoot aan soo wada koobi karin waxan urajaynayy cimri dheer iyo caafimaad qab melkasta oo ay kaljoogaan
Fahma tahliil warsame
says:
Wednesday, December 07, 2011 at 10:21:01
asalamu calaykum.waxan ahay gabar somaliyed oo kunool boosaso wxaan aad ujeclahay culumada ahlusuna waljamaaca melkasta oo ay joogaa sida mashaa iqdayda oo kala ah sh.c/risaaq yuusuf aadan sh.maxamed shaakir cali xassan, sh.maxamud m.xassan,sh.abuukar xassn malim,sh.isxaaq,anigoo dhamaantoot aan soo wada koobi karin waxan urajaynayy cimri dheer iyo caafimaad qab melkasta oo ay kaljoogaan
Hodan
says:
Thursday, November 24, 2011 at 00:50:46
A,C,W, bacdal salam, waxan qabaa suaal ah maxay tahay sababta dadka Ahlu-sunnah ugu waawayn loo saray calaamaada x- oo wahaabiyada c/waaq waftiga ku joogtana looga qaaday minuts kadib? miyaad websiteku ahlu-sunna u furnayn ma qabiil iyo is fahan buu u furan yahay, hadaba dhaliil aad u badan baa la idiin hayaa dhanka Ahlu-sunna ee sidaan wa halaga badalo waa iga waano,
Muxmd clh muxmd guriel/galgadud/somalia
says:
Wednesday, November 23, 2011 at 16:58:38
Waxan ahay xbib jecel magaca ahlusuna o idil waxn jeclahay mashaiqda ahlsna mashegi karo wax an kupiyaso wanagoda runti waxn slmaya sheiq crsq xafida kalah rer gurcel waxd utahay nur qas ah run ahanti
Ali hussein
says:
Wednesday, November 16, 2011 at 22:47:02
sheekh abdirisaaq illaahey ha noo xafido oo cimridheer caafimaad qab ha siiyo iyo dhammaan culimada ahlusunna waljamaaco amiin. maalintii iigu horeysey aan dhageysteyba aad iyo aad aan ula dhacey, asagoo Mowliidka Nabigeena MUXAMMED naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, ka hadlaayo,wixii intaa ka dambeeyey dhowr muxaadaro ayaan ka dhegeystey internetka, wax badan ayaana ka faa'iideystey. marka waxaan ugu dambeyn leeyahay Sheekheenoow Dalkaaga iyo Dadkaaga kuu baahan howsha aad noo heysa halkaaga ka wad.
Kayfmucalim
says:
Tuesday, October 11, 2011 at 12:13:47
asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu alxamdulilaah bacda xamdalah waxay mahadi usugnaatay alihii nagu manaystay culumadayna sharafta badan ilaahayna waxaan kabaryeenaa in ow noobaaqi yeelo ayago nabad qabaan sheikh c/rizaaq yuusuf aadn waxa ow umada uqabtay wax lasookoobi karo maahan sheikh ilaahay hakaa amaalmariyo cimri dheer iyo cibaado suuban ilaahay hakugu daa imo awlaadana baari alaha kaaga dhigo kuwo umadooda iyo waalidkood anfaco allaha kahdigo ??? ??? ?? ???? ???????
Xasan nur
says:
Wednesday, September 07, 2011 at 22:33:50
asc sheekh abdrisaaq waxaa tahay caalimka iftiinka soomaliya una sheegay umadda in aysan jirin culumo is heeysato laakiin ay jiraan dad soomaaliyeed ee la duufsaday ama hunguri wareeyshay
Mohamed
says:
Sunday, June 26, 2011 at 08:41:50
assalaamu caleykum I am very proud to have sheekh abdirizaq in ahlu silki block he is one of the best and would like to know him personally.Convey my heart felt greetings to him. thank you
Page
1
ADD YOUR COMMENT
Name
:
Email
:
Comment
:
Verification Code
:
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan
© Copy Right www.mustaqiim.com 2010-2023 All Rights Reserved.