Sunday February 13, 2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
 
COMMENTS (15)
Khadar says:
Wednesday, February 15, 2012 at 18:05:10

shiikhanagii shiikh cabdul qaadir caafimaad iyo cimri dheerba allaha siiyo aamiin aamiin
Sh mohamud sh abdi(sunni) says:
Saturday, February 04, 2012 at 10:31:57

ASC SALAAN KADIB WAXAAN KACODSANAYAA DHAMAAN CULIMADA WEBKAn in ay lahadlaan jaliyad ku abtirsata ahlusuna waayo bosaso waxaa ku yar masaajida culimada marka waxaan jeclaan lahahyn hadaanahay culimada ahlusuna ee gobolka bari in jaaliyad naloola hadlo si masaajid looga dhiso bosaso
Sh mohamud sh abdi(sunni) says:
Saturday, February 04, 2012 at 10:20:24

asc slaaan kadib waxaan mahad balaran iska leh allah kadib alle haxifdiyo culimada somaliyeed waxaan ahay nin kunool magalda bosaso waxaan kamid ahay culimada ahlusuna gaar ahaan kuwa reer galkacayo masjid alhudaa xertii sh cabdulaahi dayib raximahulaah
HASSAN ADOSH ELMI says:
Wednesday, October 05, 2011 at 22:49:43

ILLAAHEEY CAAFIMAAD IYO CIMRI DHEER ALLAHA SIIYO SHIIKH ABDULQAADIR BAAJUUNI
Amin says:
Monday, September 05, 2011 at 04:32:28

Asc sheekha waan salaamya iyo asaxaabta dhaman wcs
Muxiba says:
Saturday, September 03, 2011 at 07:03:36

Aamiin, Aaamiin, Aamiin, Allaha Idan ka aqbalo ducada
Mohamed abdiaziz hashi says:
Friday, August 26, 2011 at 21:40:25

mashallah aabahay sheikh c,qadiri xashi illahay cimrigiisa ha dheereeyo
Omar sheekh abdi farah says:
Friday, August 05, 2011 at 11:57:02

asc abe sheeq c/ qaadir waxaan ilahey kagaraajeanyaa in uu ilahey cemri dhiir iyo cibado kuseyo dadalka aad wado in uu ilkahey kulagarabgalo cadowgana allah kaqabto
Ahmed says:
Wednesday, June 29, 2011 at 00:36:16

waan salaamay sheikh & xertiisa waana jeclahay alle dartiis
Salat says:
Saturday, May 14, 2011 at 20:56:07

Asc waraxmatullahi wbkathi ya shiekh abdulqaadir baajuuriya afarta qiblo sharteyda alaha kaa badbaadiyo kheyrkeydana allaha kusiiyo anaqana kuwa wax kaa bartay oo ku canal falay allaha naqa dhiqo qofkii adiqa wax kaa sheyqo beyn iyo kaddaa,in buy sheyqay qofka sawabtoo ah adiqu kutub ayaad wax ka aqrisaa mooyey iskama hadashit aduqu cimriqaaqa allaha dheyreeyo qabriqa allaha kuu nuuriyo
Page 2   Next »
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
BARO MASHAA'IKHDA
Sheekh Cabdulqaadir Baajuuri
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Sheekh Maxamuud Cali Waceys
Sh. Omar Sh. Mohamed Farah
Sheekh C/risaaq Yuusuf Aadan
Macallim Maxamuud Sheekh Xasan